paroles de chanson / Waayaha Cusub parole / Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner) lyrics  | ENin English

Paroles de Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner)

Interprètes Waayaha CusubDesiigner

Paroles de la chanson Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner) par Waayaha Cusub lyrics officiel

Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner) est une chanson en Anglais

[Intro]|You give me butterflies, yeah|I just want it around you||[Verse 1: Felis]|Dookhaygi baad tahay|Waa ku doonaya|Dawad ii tahoo|Wan ku doorbidaayaa|Daakirada subaxdii|Habeenkoo bar dumay baa|Cishqi igu da'aayoo|Igu soo darooraa|Waxan dhibka kaga durka|Oo aan kuba dakeeyaa|Isku duubanantee|Ma isku sii danbayna||[Chorus: Shiine & Felis]|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya||[Post-Chorus]|You give me butterflies, yeah|I just want it around you|You give me butterflies, yeah|I just want it around you||[Verse 2: Desiigner]|Askin' for a replay, 'cause the funky sound|I'm tryna break the country, y'all, 'cause my country's wild|Stack the dollar, stack the comma|'Bout to fuck the streets up, better ask somebody|'Bout to fuck the beat up, better ask somebody|Then I fuck the club up, better ask the party|Let Desiigner spin ya block up with a couple choppers|Throw the shots and throw the shots, it sound like helicopters|They was talking, they was poppin', they can never stop us|Sipping lean, I twist it up with the dirty Fanta|You give me butterflies, yeah||[Chorus: Shiine & Felis]|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya||[Verse 3: Shiine]|Falisey is daji|Dacad ban wali ahay|Darensanow|Docna kama an Marin|Dabacsanow|Dalkiibana tagayna|Ha diidin|Xamar ban dagayna|Diyar garow|Doolo iyo hawd|Wabiyada durduraya|Damaashad|Dalagyada baxaya|Daalo iyo sheekh|Nolol aan dakayne|Ku diirso|Dookhu waa adi|Kaama daalo abid|Aragaaga dahabo|Ku diirsadaa|Falisey ha dudin|Ha didin|Hana durkin|Ha i diidin|Dalabkayga maqalo|Adecsanow|Cishqigad darentana|Anba wuu i daaraye|Dawo waa adige|Igu soo durug||[Bridge: Felis]|Waan ku daneeyaa|Waan ku doonaya|Waan ka danbeeya|Waan ku daneeyaa|Waan ku doonaya|Waan ka danbeeya|Daris kaalay ii noqo|Ubad daadahayne|Aan wada dagne|Daris kaalay ii noqo|Ubad daadahayne|Aan wada dagne||[Chorus: Shiine & Felis]|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya||[Outro]|You give me butterflies, yeah|I just want it around you|You give me butterflies, yeah|Give me, give me, give, give me, give me, yeah
Droits parole : paroles officielles sous licence Lyricfind respectant le droit d'auteur.
Reproduction des paroles interdite sans autorisation.
Auteurs: Martin "Doc" McKinney, Sidney Royel Selby, Waayaha Cusub
Copyright: Anthem Entertainment, Kobalt Music Publishing Ltd.

Commentaires sur les paroles de Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner)

Nom/Pseudo
Commentaire
Copyright © 2004-2024 NET VADOR - Tous droits réservés. www.paroles-musique.com
Connexion membre

Se connecter ou créer un compte...

Mot de passe oublié ?
OU
CREER COMPTE
Sélectionnez dans l'ordre suivant :
1| symbole en bas de la calculatrice
2| symbole en haut de la loupe
3| symbole à gauche du smiley
grid grid grid
grid grid grid
grid grid grid