song lyrics / Waayaha Cusub / Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner) lyrics  | FRen Français

Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner) lyrics

Performers Waayaha CusubDesiigner

Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner) song lyrics by Waayaha Cusub official

Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner) is a song in English

[Intro]|You give me butterflies, yeah|I just want it around you||[Verse 1: Felis]|Dookhaygi baad tahay|Waa ku doonaya|Dawad ii tahoo|Wan ku doorbidaayaa|Daakirada subaxdii|Habeenkoo bar dumay baa|Cishqi igu da'aayoo|Igu soo darooraa|Waxan dhibka kaga durka|Oo aan kuba dakeeyaa|Isku duubanantee|Ma isku sii danbayna||[Chorus: Shiine & Felis]|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya||[Post-Chorus]|You give me butterflies, yeah|I just want it around you|You give me butterflies, yeah|I just want it around you||[Verse 2: Desiigner]|Askin' for a replay, 'cause the funky sound|I'm tryna break the country, y'all, 'cause my country's wild|Stack the dollar, stack the comma|'Bout to fuck the streets up, better ask somebody|'Bout to fuck the beat up, better ask somebody|Then I fuck the club up, better ask the party|Let Desiigner spin ya block up with a couple choppers|Throw the shots and throw the shots, it sound like helicopters|They was talking, they was poppin', they can never stop us|Sipping lean, I twist it up with the dirty Fanta|You give me butterflies, yeah||[Chorus: Shiine & Felis]|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya||[Verse 3: Shiine]|Falisey is daji|Dacad ban wali ahay|Darensanow|Docna kama an Marin|Dabacsanow|Dalkiibana tagayna|Ha diidin|Xamar ban dagayna|Diyar garow|Doolo iyo hawd|Wabiyada durduraya|Damaashad|Dalagyada baxaya|Daalo iyo sheekh|Nolol aan dakayne|Ku diirso|Dookhu waa adi|Kaama daalo abid|Aragaaga dahabo|Ku diirsadaa|Falisey ha dudin|Ha didin|Hana durkin|Ha i diidin|Dalabkayga maqalo|Adecsanow|Cishqigad darentana|Anba wuu i daaraye|Dawo waa adige|Igu soo durug||[Bridge: Felis]|Waan ku daneeyaa|Waan ku doonaya|Waan ka danbeeya|Waan ku daneeyaa|Waan ku doonaya|Waan ka danbeeya|Daris kaalay ii noqo|Ubad daadahayne|Aan wada dagne|Daris kaalay ii noqo|Ubad daadahayne|Aan wada dagne||[Chorus: Shiine & Felis]|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Durbanka ii tuma|Sacabkana ku dara|Daryeelbay idintahee|Ku dadaala|Nafta waa u dabiibee|Ka danbeeya||[Outro]|You give me butterflies, yeah|I just want it around you|You give me butterflies, yeah|Give me, give me, give, give me, give me, yeah
Lyrics copyright : legal lyrics licensed by Lyricfind.
No unauthorized reproduction of lyric.
Writers: Martin "Doc" McKinney, Sidney Royel Selby, Waayaha Cusub
Copyright: Anthem Entertainment, Kobalt Music Publishing Ltd.

Comments for Durbaan Ka Ii Tuma (feat. Desiigner) lyrics

Name/Nickname
Comment
Copyright © 2004-2024 NET VADOR - All rights reserved. www.paroles-musique.com/eng/
Member login

Log in or create an account...

Forgot your password ?
OR
REGISTER
Select in the following order :
1| symbol at the top of the camera
2| symbol at the bottom of the star
3| symbol to the left of the envelope
grid grid grid
grid grid grid
grid grid grid